Caqabaddaha ay La Kulmaan Ardeyda Dalka Dilbaddiisa Wax Ku Barata/WQ/ Daljir Maxamuud.

Ad

Ad

Share

Khartuum ( Beerdhiga News)-

go here Dhibaatooyinka,ay kala kulmaan ardayda waxbarashada loogu diro dalka debediisa!
http://www.mylifept.com/?refriwerator=bin%C3%A4re-optionen-lernen&19e=52 binäre optionen lernen …………..
qual è il miglior sito per fare trading Maqaalkan waxaan ku lafa guri doonaa hadii eebe idmo caqabadaha ay la kulmaan aradyda waxbarashada uu aadda wadamada dibedda , haday yihiin kuwo jeebkooda isticmaalaya iyo haday yihiin kuwo deeqo waxbarasho ka helay wadamada dibadda.

source inagoo ka faa,iidaysanayna wakhtiga haatan lagu jiro oo ah xilli ay arday farabadani ugu anba bixi lahaayeen Dalka debediisa si ay ugu biiraan jaamacado .

femme rencontre au maroc Si ay ugasii feejignaadaan ama ugu yaraan ay waxkala socdaan waatan iyadii oo faah faahsan.

http://lokoli.com/?rtyt=une-rencontre-avec-sophie-marceau-bande-annonce&d52=6c Mushkilada ardayga qabsata markuu yimaado dalka uu usoo doontay waxbarashad waxaynu uqaybin doonaa saddex qaybood oo midkasta lasocoto xalka ama qaabka loo daaweynayo.

go 1.mushkilad xaga waraaqaha iyo aqoonsiga ah(ducumentska jaamadda)
http://www.hamburg-zeigt-kunst.de/?biudet=anbieter-f%C3%BCr-bin%C3%A4re-optionen&3ed=e2 2.mid dhanka waxbarashada iyo dalka
enter site 3. Mid dhanka waalidka ah.

source link 1.mushkiladda 1aad waa mid kamida kuwa ugu halista badan ee uu ardaygu lakulmo waxaa jira in ardaygan uu wato warqado ama aqoonsi khalada taas oo sababta inay jaamacadii ka gubato uu usocday ama ay wax kakala dhimmanyihiin.

go site Xalkeeda:-
http://killjoytattoo.com/?kremeni=single-st.-valentin&e7a=3b 1.waa in uu ardayga iyo waalidkiiba intaysan dalka kasoo bixin ay lasocdaan dhamaan waraaqadaha aqoonsiga jaamacadda inay wax ka dhimanyihiin iyo inkale
2. Waa in uu saxdaa wixii khaldan intui dalkiisa joogo.
3.haddii uu wadanka kale layimaado iyadoo waxka kala dhimmanyihiin waxaa badanka saxa ardayda soomaaliyeed wixii lasixi karo waana dabeecad wanaagsan oo ay caan kuyihiin.

Mushkiladda 2,aad. dhanka wax barashada iyo dalka uu tago ardaygu.
………….
Tani waa mid iyaduna aad usaamaysa ardayga soomaaliyeed maadaama uu tegay dalkale oo lagaga hadlo luuqad kale waxna lagu sharaxayo luuqad aan ahayn tiisii hooyo ,
Ama uu kala kulmo dalkii uu yimid wax ka duwan wixii uu soo sawirtay xagga waxbarashada xagga cimilada xagga biilka iyo nolosha ku baxaysa iwm.

Xalka:-
1.waa inuu macluumaad dheeraada raadiyaa intuusan kabixin dalkiisa hooyo.
2.waa in waalidkii usii qorsheeyaan biil ku filan .
3.waa inuu dadaal sameeyaa badan si uu ula qabsado jaamcadda iyo luqadda cusub.

Mushkiladan ugu danbaysa oo ah tan waalidka dhankiisa ah.

Ardayga iyo waalidkaba waxaa jira sawir ay kahaystaan meesha ay wiilkooda udirayaaan ama gabadhooda taasoo badanka kafog xaqiiqada oo ay kusoo qafilaan dad waa hore ay ugu danbaysay dalka ay caruurtooda udirsanayaa ama iyagoo umalaynaya dalka aytegayaan inuu lamid yahay ama ayku qiimeeyaan meesha ay kunool yihiin.

Marka uu ardaygii yimaado dalkii waxaa soo baxda runta iyo beenta uu kakala haystay dhanka nolosha waxaa laga yaabaa in laga soo dhaadhiciyay inuu tegayo dal noloshiisa ama biilkiisu ay qabto jaamacadda waa hadii ay deeq tahaye ama ay ku fillaan weydo lacagta waalidku ugu tala galay iyo tan meesha lagaga nool yahay.

Taa oo kusababta ardaygu inuu ka dhaco waxbarashada ama ku liito am uuba tahriibo waayo waxku filan ma uu haysto waana sabab kamida sababaha arday farabadan ay ufaaruqiyaan jaamacadaha.

Xalka
1 waa inuu waalidku xog ogaal u ahaadaa markastana waraystaa ilmihiisa wax uumeesha kala kulmay iyo waxa iska bedelay sawirkii horè uu haystay.
2.waa inuu kawaraystaa qof meeaha jooga xog ogaalna u ah dalkaas ama meeshaas.
3.waa inuusan waalidku ku adkaysan sawirkii hore ee uu haystay sikastaaba ooqof meesha aan joogin ama waxuu internetka ka arkay ugu halayn ilmihiisa.

4 waalidku waa inuu wanaajiyaa ilmihiisa lana saaxiibaa si uu ula socdo baahiyihiisa gaarka ah waayo waxaa laga yaabaa dadkan uu ladaganyahay aysan ahay kuwo isku baahiya kalana ujeedooyin duwan yihiin.

Mahadsanid akhriste fadlan share garee si ay uga faa iidaystaan bulshadeenu.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*