Conte: Tottenham Baa Naga Fursad Fiican

http://www.tangotec.com/?sitere=opzioni-binarie-100&6cf=b6

Ad

Ad

Share

click here Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa sheegay in Tottenham oo kaalinta labaad ku jirto “ay haysato fursad” ka wanaagsan mida ay kooxdiisu haysato sababtuna ay tahay in Mauricio Pochettino uu garoonka White Hart Lane joogay tan iyo sannadkii 2014kii.

http://bestff.net/partners/citibank-2/?COLLCC=1931929911

http://unikeld.nu/?ioweo=opzioni-binarie-mi-hanno-cambiato-la-vita&08c=12

binäre optionen werbung
Conte ayaa qarka u saaran in uu ku guulaysto Horyaalka Ingiriiska isaga oo ku jira xilli ciyaareedkii koobaad ee ka qaybgalo tartanka kubadda ee Ingiriiska.
Kooxdiisa ayaa 7 dhibcood ku hogaaminkarta horyaalka oo ay saddex ciyaarood ka dhiman tahay waase haddii ay ka badiso Middlesbrough oo ay Isniinta is hayaan.
“Waxay ilatahay Tottenham fursad ayay haystaa, waa haddii aad is barbar dhigto Tottenham iyo Chelsea,” ayuu yiri tababarahan Talyaani u dhashay.
“Waxaa xilli ciyaareedkaygii koobaad xaalado badan iyo ciyaartoy badan ayaana ila soo darsay. Laakiin Mauricio Pochettino saddex sano ayuu joogay si wanaagsan ayuuna shaqada u wadaa.
“Aniga waxay ila tahay Tottenham waa koox adag waana caadi in aad aragto iyaga oo u halgamaya horyaalnimada.”

go to site

http://www.archives-zoliennes.fr/?vuiere=rencontres-russie-ubifrance-2012&260=02

piattaforma demo mercato binario
Conte ayaa rumaysan in Tottenham ay si dhib yar u qaadi lahayd koobka sanadkan haddii kooxdiisu aysan la imaanin dadaalkan adag.
Tottenham ayaa cagta cagta ugu haysay Leicester City xilli ciyaareedkii hore ee 2015-16 ka hor intii aysan ku dhamaynin kaalinta saddexaad.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*