Daawo: 9 Askari oo ka tirsan ciidamada puntland oo lagu diley Galgala

Ad

Ad

Share

Inta la xaqiijiyey 9 askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta puntland ayaa geeriyooday, kadib markii ay deegaanka Galgala ku haleeshay baabuurkii ay saarnaayeen miinada qaraxda oo ay dhulka ku aaseen xarakada Alshabaab.

Maaha markii ugu horeeyey ee ciidamada puntland qarax lala beegsado iyaga oo adeegsanaya wadada gasha galgala, laakiin tani waxa ay ku soo beegmaysaa xilli in dhoweyd ayna ciidamadu la kulmin wax qaraxyo ah oo kaga yimaada kooxda Alshabaab.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*