Daawo: C/raxmaan C/shakuur oo Su’aalo Culculus Dhegaha Looga Garaacay

http://poloclubmiddennederland.nl//index.php?option=com_myblog

Ad

Ad

Share

je cherche une femme sГ©rieuse pour mariage Muqdisho (Beerdhiga News)-  follow url Weriye Ilig oo ka hawlgalla Tv-ga Horn Cable xaruntiisa Hargeysa, ayaa gaadhay magaalada Muqdisho wuxuuna su’aalo culculus dhegaha kaga garaacay C/raxmaan C/shakuur oo ah mucaaradka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.




watch C/raxmaan C/shakuur ayaa dhowaan waxaa xidhay dowladda Soomaaliya, waxaana markii dambe lagu sii daayey damiin, inkasta oo maxkamaddii gobolka Banaadir ay markii dambe sheegtay inay siidaysay, ayaa haddana waxaa weli ay dacwadi kaga socotaa maxkamadda rafcaanka ee isla gobolka Banaadir, isaga oo lagu soo rogey xayiraad ah in aanu dalka ka dhoofi karin.

http://senslite.com.tw/?alergolog=trading-in-borse&c5a=d2

source christian becker optionweb com  

Be the first to comment

Leave a Reply

go here Your email address will not be published.

http://archedwindowcoverings.com/?frineos=rencontre-avec-homme-d%27affaire&439=af

*