Daawo: Caaqil Jaamac Falaalug oo Beeniyey Been Abuurkii Laga Sameeyey Qoyska Reer Falaalug & Colonel Faysal Falaalug

Ad

Ad

Share

London (Beerdhiga News)- Qoyska balaadhan ee reer Falaalug oo qaar ka mid ah ay xidhiidh lasamaysay warbaahinta beerdhiga.com ayaa caddeeyey in warkii uu Facebook-ga ku faafiyey C/raxmaan Muuse Hayne uu yahay war been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn.




Caaqil Jaamac Maxamed Xasan Falaalug ayaa beerdhiga.com u sheegay in warkaas uu Alifay wiil ka tirsan qoyska reer Falaalug isla markaana uu warkaas faafiyey C/raaxmaan Muuse, wuxuuna caaqilku ummada reer SSC, Colonel Faysal Falaalug iyo dhammaan qoyska reer Falaalug ba ka raali geliyey been abuurka la sameeyey.

ad

Ad

1 Comment

  1. Ha Guulaysto Col Falaalug …Aqoonsiga Khaatumo waxay ku xidhan tahay 30 wiil oo ku hubaysan qoryaha Baasuukaha ah oo xidha jidka Hargaysa iyo Growe Period…Diasporada Xalaasha ah ee reer SSC waa u diyaar maalgelinta mujaahidiintaas…

    Guul iyo Gobannimo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*