Daawo: Diyaaraddaha Mareykanka oo gobolka Gedo duqeeyey.

Ad

Ad

Share

Ciidamada mareykan oo adeegsanaya diyaaraddohooda dagaalka ayaa xalay duqeeyey deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

Deegaanada ay sida gaarka u bartilmaameedsadeen diyaaraddu waxaa ka mid ah deegaanka War-Guduud oo u dhow degmada Ceelcadde ee gobolka Gedo.

Ugu yaraan 6 gantaal oo qaraxyadooda laga maqlayey meelo fogfog ayey diyaaraddaha mareykanku ku garaaceen War-Guduud, halkaasoo Alshabaab ay ku leeyihiin xerooyin waaweyn oo ay ku tababaraan ciidamadooda.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*