Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Si Heer Qaran ah Caasimada Riyaad Loogu soo Dhoweeyey

Ad

Ad

Share


Madaxweynaha dowladda Federaalja ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka degay Magaalada Royaad Caasimada salka Sacuudiga.

Madaxeeyne Farmaajo ayaa si heer Qaran ah Caasimada Riyaad loogu soo dhoweeyey markii ay diyaaradiisu soo caga dhigatay, waxaana uu madaxweynuhu ka qaybgalayaa Shirka dalalka Islaamka iyo Mareykanka uga furmaya dalka Sacuudiga, isaga sidoo kalena kulan gaar la qaadan doona madaxda dalalka Islaamka ee shirkaas ka qatb gelaysa iyo weliba Donald Trump ba.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*