Daawo: Odayaasha Beelaha H/Awal & H/Jeclo oo Qabyaalad Cad Ku Middoobay iskuna Dhaarsaday

Ad

Ad

Share

Burco (Beerdhiga News)- Kulan maalmahan ba uga socday magaalada Burco beelaha H/Awl iyo H/Jeclo ayaa maanta lasoo gabagabeeyey iyada oo la isku af-gartay qabyaalad cad oo qaawan in lagu wada shaqeeyo doorashada.




Beelahan ayaa ku heshiiyey in dadka ay ka soo jeedaan aaney hal codna siin xisbiga Waddani iyo Ucid, iyaga oo isku dhaarsaday in cisbiga Kulmiye uun ay codka siinayaan.

ad

Ad

1 Comment

  1. Somaliland marka horeba waxay ahaayeen qabiil dadkooda been u sheegay khiyaamana ku dhisan oo shacabkooda meel cidlo ah ku godoomiyay una sheegay wax aysan ahayn helina Karin oo ah dawladnimo aan aduunka kajirin waxana loo aqoonsanyahay maamul goboleed hoostaga dawlada federaalka ah ee somaliya lug iyo farasba way isugu taageen inay caalamka ictiraaf ka helaan ugu dambayn waxa loo sheegay inaysan riyadoodu rumoobayn oo ay aaminaan inay yihiin maamul hoostaga somaliya sidaas darteed waxan leeyahay aamina waxa ad tihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*