DEG-DEG: Weerar Toos Ah Oo Caawa Lagu Qaaday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga

go site

Ad

Ad

Share

https://dunkl.co.at/deposti/7437 source Muqdisho (Beerdhiga News)– Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa kooxo hubeysan ay weerareen xarunta wasaaradda gaashaandhiga dowladda federaalka ee magaalada Muqdisho.

follow

club rencontres 41 chez denise

enter site
Weerarkaan oo loo adeegsaday qoryaha garbaha laga tuuro iyo qoryaha fudud, waxaana qeybo ka mid ah magaalada laga maqlayay dhawaqa rasaasta iyo bambooyinka.

see Dadka deegaanka ayaa saxaafada u sheegay in weerarkaan uu ku bilowday qoriga baasuukaha oo lagu dhuftay darbiga wasaaradda, kadibna waxaa xigay israsaaseyn toos ah, iyadoo sidoo kale ay kooxdaan adeegsanayeen bambooyinka gacanta laga tuuro.

follow

go to site

enter site
Maadaama xili habeen tahay waxaa adag in la helo khasaaaraha weerarkaan, iyadoo ay adag tahay in dadka guryahooda kasoo baxaan sababo amaan.


Ciidamada Milateriga ee xeradaasi ku sugnaa ayaa daqiiqado kadib ceyrsaday kooxda weerarka soo qaaday oo kasoo duulay dhinaca degmada Dayniile.

Kooxda weerarka soo qaatay ayaa la maleynayaa inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo mudooyinkaan looga baran inay weeraro toos ah ka gestaan Muqdisho.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*