DEGDEG DAAWO: Xuutiyiinta Yemen oo Sheegay in Hargeysa & Somaliland Duqayndoonaan

http://tjez.gob.mx/perdakosis/2804

Ad

Ad

Share

get link Yemen (Beerdhiga News)- http://zspskorcz.pl/pictose/eseit/4423 Xuutiyiinta ka dagalaanta dalka Yemen ayaa Somaliland usoo diray muuqaal ay ugu hanjabayaan, iyaga oo sheegay in Hargeysa ay dhulka la simi doonaan haddii aaney Somaliland ka bixin heshiiska ay kula jirto dalka Imaaraadka ee ku saabsan saldhiga iyo dekedda Berbera.




follow link Xuutiyaanta ayaa haysata gantaalo la rumeysan in dalka uu siiyey kuwaas oo ay dheer ku rideen dalka Sacuudigu, inkasta oo sucuudiga uu iska difaacay gantaaladaas masdaama uu haysto difaacooda, laakiin hadii ay Somalilans kusoo ridaan gantaalada Alle mooyee ma jiro cid ka difaacaysa.

enter site

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

http://ev-kirche-ergste.de/?debilews=singles-aus-taucha&c4d=cc Your email address will not be published.

http://vitm.com/?option=com_content

https://mummiesclub.co.uk/bilbord/200 *

cupid junction dating site *

source