Faysal A W: Soomaaliya Waxeey Ka Degi Weeyday Puntland

http://melroth.com/?komp=fare-trading-binarie-in-sicurezza&1b7=f2

Ad

Ad

Share

agence rencontre joliette Hargeysa (Beerdhiga News)- rencontres littéraires en pays de savoie Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha xisbiga UCID ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu yahay meesha kaliya ee ay Soomaaliya ka dagi la’dahay.
follow site Isagoo maanta khudbad ka jeedinayey Fagaare ku yaalla Magaalada Hargeysa ayuu sheegay in  Puntland ay qasto siyaasadda Soomaaliya, haddii aanay iyada ahaan lahaynna ay Soomaaliya nabad ahaan lahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay.




see url “Walaalayaal Soomaaliya waxay la degi la dahay waa Puntland, qoladan oo aanu jaarnahay wuxuu baarlamaankooda shalay yiri doorasho kama dhici doonto Sool iyo Sanaag, bal eegga walaalayaal dhibaatada ay wadaan, waxaa ka degi la Soomaaliya, waxay maalin walbo ka shaqeeyaan dhibta Soomaaliya” ayuu yiri Waraabe.
go Dhanka kale, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in haddii xisbigiisa uu ku guuleysto doorashada 13-ka bishan in uu keeni doono gooni isku taagga Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye.




http://www.accomacinn.com/?falos=3-binary-options-trading-strategies-for-beginners Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa shalay isku raacay in doorasho aanay ka dhici karin gobolada Sool iyo Sanaag.

follow site rencontres dole Hadalka Feysal Cali Waraabe ayaa imaanayo xilli ay Somaliland ka socdaan olole uu xisbi kasta ku doonayo inuu ku helo madaxweynimada maamulka Somaliland.
http://feveda.com.ve/mefistofel/1132 Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa muddo badan ku muransan deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag, waxaana halkaas dhawr jeer oo hore ka dhacay dagaalo khasaaro badan geystay.




source site Somaliland ayaa horey u sheegtay inay doorasho ka dhicid doonto deeganadaas, halka Maamulka Puntland uu sheegay inay arrintaas keeni doonto dagaal labada maamul dhexmaro.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*