Joshua Oo Si Lama Filaan Ah Uga Guuleeystay Klitschko

Ad

Ad

Share

Ciyaartan oo ah feedhka miisaanka culus ayaa garoonka meilleur site de rencontre allemagne Wembley ee magaalada http://qsai.es/?esfirew=site-de-rencontres-dans-le-64&524=b1 London ku dhex martay http://www.ribo.co.at/deniro/3597 Anthony Joshua oo go here Britain u dhashay iyo http://sundekantiner.dk/bioret/693 Wladimir Klitschko oo mar haystay horyaalka feedhka miisaanka culus, una dhashay http://fonmay.es/?tyurr=dating-orihuela-costa&cb7=2a Ukraine.
Wareeggii 11-aad ayaa Klitschko markii 3-aad dhulka la dhigay, ka dibna waxaa la joojiyey ciyaarta, markii inta uu istaagay uu misna dhacay. binäre optionen touch Anthony http://www.hotelosmolinos.com/?epirew=sistema-de-citas-autor-fecha&242=97 Joshua ayaa sidaas ku difaacday suunkii uu haystay ee get link IBF, wuxuuna sidoo kale gacanta ku dhigay prescription drug premarin WBA iyo http://salsiando.com/finelit/4724 IBO oo ah suumanka feedhka miisaanka culus kuwa ugu sarreeya.

Wladimir Klitschko oo 41 jir ah ayaa sidan u sheegay Sky Sports “ninkii ugu wanaagsanaa ayaa caawa guulaystay, waxayna ahayd dhacdo ku weyn feedhka. Laba akhyaar ayaa dagaallamay. Anthony ayaa maanta fiicnaa. Waa murugo in aanan caawa guulaysan. Waxaan qorshaynayey in aan guulaysto, balse ma aysan dhicin. Laakiinse xushmad badan ayaan u hayaa Anthony. Hambalyo Joshua”.

Joshua ayaa isna Sky Sport la hadlay. “Maxaa kale oo aan oran karaa? 19-0, 3 sano iyo bar aan cayaarta ku soo jiray. Sidii aan hore u iri, ma dhamaystirni, laakin waan dadaalayaa, haddii aadan ka qayb qaadanna waa guuldarraysanaysaa. Sida uu feedhku dhigayo, qabkaaga irridda ayaad uga soo tagaysaa, waxaanad xushmaynaysaa qofka kaa soo hor jeeda. Sidaa darteed waxaan si weyn u xusayaa Wladimir Klitschko” ayuu yiri

Isagoo weli aan ka degin xayndaabkii cayaarta ayuu Anthony Joshua oo 27 jir ah farriin u diray http://qsai.es/?esfirew=www-rencontres-aubrac-com&a6c=0a Tyson Fury oo isna hore uga badiyey Wladimir Klitschko 2015, isagoo ka dalabaday inay wada cayaaraan.
90,000 oo qof ayaa fadhiyey garonka Wembley oo ciyaarta si toos ah u daawanayey, halka malaayiin kalena ay TV-yada kala socdeen.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*