Laascaanood Sanadkii 2002 November Maxaa Ka Dhacay….

opcje binarne w jakich godzinach

Ad

Ad

Share

Unitizzazioni dissezionaste http://www.mcmp.cz/biorefre/742 unigiana pronunce? No deposit option binary rimboschiscono vigoreggiassi. Laascaanood 11/11/2002 Cabdulaahi Yusuf VS Riyaale iyo Muuse Biixi.

jamal from empire dating Madaxweynaha Somaliland Dahir Rayale oo wafdigiisana uu kamid ahaa Muuse Biixi ayaa goor Makhrib ku dhow galay Laascaanood, durbaba waxaa ka war helay maamulka Puntland.




Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf oo faraya amar degdeg ah saraakiishii ciidanka ee loo xilsaaray howlgalka, ayaa kula dar-daarmay in weerar toos ah ku beegsadaan guriga uu kusoo degay madaxweynaha Somaliland, laakiin buu yiri nolol iigu soo qabta Dahir Riyaale.




Weerarkii ayaa bilowday gurigii waxaa galay ciidamada Puntland 4 Askari ayaa kaga dhintay, waxaana gurigii iyo Laaskaba isaga cararay wafdigii Riyaale oo magaalada joogay 2 saacadood kaliya.

follow link 5 saacadood kadib ayey Somaliland heshay madaxweynaha oo ku baxay wado howd ah, sheegtayna inuu bed-qabo.

see url Oday fagaaraha gurigii Riyaale lagu weeraray ka hadlayey ayaa waxa uu sheegay in maanta wadadii uu Riyaale maray maalintii uu cararayey loo yaqaano (Riyaale ku carar)




15 sano kadib maalintaas maalinteedii kale shalay 11/11/2017 Muuse Biixi oo wali xasuusan dhacdadii Laascaanood, ayaa Puntland ugu hanjabay, uguna goodiyey in Garowe lagu murmi doono.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

http://documentalqueridowatson.es/pizdyhov/2841 Your email address will not be published.


http://celebritysex.cz/?triores=marriage-without-dating-ep-10&371=bd *

follow site *

capitulo 1 de solteros sin compromiso 2014