Madaxwayanaha JFS Maxamed C.Farmaajo oo u safray wadanka Turkiga.

Ad

Ad

Share

Madaxwaynaha jamhuuriyadda f soomaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo iyo masuuliyiin kale oo uu kamidyahay wasiirka arimaha dibada ee jamhuuriyada f soomaaliya mudane yuusuf garaad cumar ayaa safar ugalay wadankaasi turkiga .

Wasiirka arimaha dibada yuusuf garaad cumar oo gegiga diyaaraduhu kahaadaan aadan cadde airport kula hadlay warbaahinya ayaa sheegay in labada wadan ay saaxiibyihiin waxbadana ay kala hadli doonaan masuuliyiinta turkiga  .

Wasiir garaad ayaa sheegay inay halkaasi kula kulmi doonaan madax farabadan oo dawlada turkiga kamida.

Turkiga ayaa taageero badan lagarab taagan dawlada soomaaliya .

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*