Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Maanta 3-Wasiir Xilka Ka Qaaday 3-dii beddelilahaana Magacaabay

source url

Ad

Ad

Share

go Muqdisho (Beerdhiga News)- http://arbhojpuri.com/?58e=48 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyada oo ra’iisal wasaaruhu magacaabay seddexdii wasiir ee beddeli lahaa.




trading on line facile Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wasiirada arimaha dibada, arimaha gudaha iyo ganacsiga iyo warshadaha looga qaaday xilalkoodii wareegto kasoo baxday xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.  cytotec prescription cost Yuusuf Garaad Cumar, Qadra Axmed Ducaale iyo Cabdi Faarax Juxa ayaa waayay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.




see Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye waxaa loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha halka wasiirka arimaha dibadda loo magacaabay Danjire Axmed Ciise Cawad.  http://agencijapragma.com/?kiopoa=opzioni-digitali-da-1&229=7f Wasiirada cusub ayaa lagu amray inay si dhaqso ah xilalkooda ula wareegaan, waxaana la sheegay in faafinta rasmiga ah lagu soo saari doono magacaabidda wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

get link Your email address will not be published.

http://davisslater.com/ficeryw/3181

go site *

*

buy hoodia online

arcoxia 120 mg tabletki

ranitidine 150 mg overdose