Macron iyo Marine oo isugu soo haray doorashada Faransiiska

http://freejobseeker.com/punjab-vidhan-sabha-recruitment-2017-apply-now/?share=linkedin

Ad

Ad

Share

http://energocredit.am/sdsd/1198 Emmanuel Macron oo siyaasaddiisu dhexdhexaad tahay iyo Marine Le Pen oo siyaasaddeedu midig fog tahay ayaa isugu soo haray wareegga ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada Faransiiska oo dhacaysa 7 bisha May, sida ay muujinayso natiijada wareegga koobaad oo inteeda badan la tiriyay.

http://syaden.net/?giniefr=site-de-rencontre-amicale-sans-inscription&282=6c Iyadoo la tiriyay 96% ka mid ah codadkii la dhiibtay doorashaddii wareegga koobaad ee Axaddii dhacday ayaa Macron wuxuu helay 23.9% halka Le Pen ay ka heshay 21.4%.

http://fonmay.es/?tyurr=conocer-gente-paginas&356=50 Aragti aruurrinnadii la sameeyay ayaa si joogto ah u muujinayay in Macron uu ku guulaysan doono wareegga labaad.

http://podzamcze-dobczyce.pl/index.php/pl/sala-bankietowa/assets/js/assets/js/ddsmoothmenu.js Labadan murashax ee isu soo haray ayaa hardan adag la soo galay François Fillon oo siyaasaddiisu midig dhexe tahay iyo Jean-Luc Mélenchon.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

viagra samples for physicians Your email address will not be published.

dating guadalajara

site de rencontre femme ukraine *

http://melroth.com/?komp=contatti-iqoption&338=27 *

free dating site for 40 and over

http://syaden.net/?giniefr=butch-femme-transguy-dating&0d2=a5