WAR DEGDEG AH: Laacib Caan ah oo Isaga Sooman Geeriyooday

Ad

Ad

Share

Beijing (Beerdhiga News)- Wararka naga soo gaadhaya dalka China ayaa sheegaya in Laacibka reer Ivery Coast ee Cheich Ismael Tioti uu geeriyooday isaga oo ku jira tababarka kooxdiisa.




Geerida Cheich Ismael Tioti ayaa timid, kadib markii uu sarajooga ka dhacay isaga oo ku jira tababarka kooxdiisa (Allamiitada), waxaana uu geeroyooday intii dhakhtarka loosii waday, wararku waxa ay intaas ku darayaan in uu Soomanaa maadaama uu ahaa qof Muslim ah.




ALLE ha u naxaristee laacibkan 30 jir ah ee khadka dhexe ka dheeli jirey ayaa kooxda Newscastle ee ka dhisan dalka Ingiriiska kusoo biirey sannaddii 2010, waxaana uu ka tagey sanadkii hore, isaga oo ku biirey kooxdan uu ku geeriyooday Beijing Enterprises.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*