Wiil uruka Daacish ahaa oo uu Dhalay Faysal Cali Wabaare oo Lagu Dilay Suuriya

enter

Ad

Ad

Share

http://talkinginthedark.com/kamagra-uk-purchase/ Hargeysa (Beerdhiga News)- come si lavora sulle opzioni binarie Xuseen Faysal Cali Waraabe oo ahaa wiil ka mid ah kooxda argagixisada ah “ISIS” ee ka dagaalamaysa dalka Suuriya, ayaa lagu dilay duqayn ay diyaaradaha reer galbeedku ka geysteen dalka Suuriya.




http://bossons-fute.fr/?fimerois=rencontre-homme-gay-algerie&338=4c Wiilkan la dilay ayaa waxaa dhalay gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, waxaana hadda ka hor wiilkan laga soo qabtay aaga Magaalada Laascaanood isaga oo Hargeysa ka yimi, isla markaana rabey in uu tago Koonfurta Soomaaliya, si uu ugu biiro kooxda Alshabaab.




le opzioni digitali forum Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in markaas ka dib uu dib uu qorsheegay qorshe cusub, waxaana u suurto gashay inuu ku biiro kooxda Daacish ee Suuriya iyada oo uu sanadku ahaa 2013, waxaana uu xiligaas ka soo muuqday muuqaal ay baahisay Daacish, isaga oo magiica ka dhigtay “Abuu Shuceyb As-Somali”.

go to site citas en linea tabasco Xuseen ayaa duqeyn diyaaradeed lagu dilay laba isbuuc ka hor, wuxuuna haystay dhalashada dalka Finland oo uu ku barbaaray, Aabihii iyo hooyadiina ay weli degan yihiin dalkaas.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

http://fhlchristianministries.org/?encycloped=Part-time-jobs-in-columbia-mississippi&cdb=a2 Your email address will not be published.

solicitar citas por internet salud total

metro radio dating site *

*