Xabad Laga Riday Xarunta Golaha Wakiilada Soomaaliland.

Ad

Ad

Share

Hargaysa ( Beerdhiga News)-

Ciidamada booliska Soomaaliland ayaa la wareegay ammaanka xarunta golaha wakiilada Soomaaliland kadib markii ay xabadi ka dhacday halkaasi.

Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay guud ahaan goobta, si ay u sugaan ammaanka xildhibaanada goobta fadhiya.

Xabada dhacday ayaa la sheegayaa inuu riday nin darawal ah oo baabuurka u waday xildhibaan kamida golaha wakiilada Soomaaliland.

Warar hoose ayaa sheegaya in xildhibaano uu kamidyahay Saleebaan Cali koore xabsiga la dhigay waxaase wali jirin wax xog ah oo kasoo baxay booliiska oo ku aadan xadhiga xildhibaanada.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*