Beelaha Leylkase & Habargidir oo Maanta Degmada Goldogob Shir Ka Dhacay Ku Heshiiyey

Ad

Ad

Share

Goldogob (Beerdhiga News)- Degmada qadiimiga ah ee Goldogob ee ka tirsan gobolka Mudug ayaa maanta waxaa shir isugu yimi odayaasha reer goldogob ee beesha Leylkase iyo Odayaasha beesha Habargidir ee Sacad Siciid.




Shirkaas ayay odayaashu ku heshiiyeen in ay nabad wada qaataan, isla markaana dadkana nabad ugu baaqaan, waxaana sidoo kale laga nabday dilalkii ugu dambeeyey oo deegaanka ka dhaca kaas oo ay ku dhinteen 3-nin.




Heshiiskan ayaa haddii uu hirgalo wuxuu wax weyn ka tari doonaa nabada labada beelood, waxaana meesha ka bixi doona dilalkii macno darada ahaa ee aanooyinka qabiilka ku salaysnaa.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*