Ciyaaryahanka Adduunka ugu Qaalisan oo Magaalada Barakaysan ee MAKA Ku Cimraysanaya +(Sawirro)

Ad

Ad

Share

MAKA (Beerdhiga News)- Ciyaar yahanka Adduunka ugu qaalisan Paul Pogba ee u ciyaara kooxda Manchester United iyo xulka dalka France ayaa gaadhay Maalintii ee bisha Barakaysan ee Ramadaan oo ah maanta dalka Sacuudiga, gaar ahaan magaalada barakaysan ee MAKA si uu ugu soo Cimreysto.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*