Daawo: Ciidamadii Puntland oo ay Dowladda Federaalku Maanta La Wareegtay

Ad

Ad

Share

Garoowe (Beerdhiga News)- Ciidamada xerada 54-aad ku jira ee Puntland ayaa maanta 2,400 oo askar iyo saraakiishooda isugu jirta waxaa si rasmi ah ula wareegtay dowladda federaalka ee Soomaaliya.




Ciidamadan ayaa ah kuwii isku dhafka ahaa ee hore ay dowladdu ugu qorshaysay in ay maamul goboleedkasta keenaan, si ay uga mid noqdaan ciidamada xooga Soomaaliyeed.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*