Daawo: Colonel Faysal Falaalug oo Muuse Biixi Kusoo Dhoweeyey Garoonka Dagaalka ee Khaatumo & SNM

Ad

Ad

Share

Laascaanood (Beerdhiga News)- Hogaamiyaha Jabhada Xoreynta Khaatumo Colonel Faysal Falaalug oo maanta saxaafadda kula hadlay afaafka hore ee Laascaanood oo ay ciidamadiisu joogaan ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyey.




Colonel Faysal ayaa sheegay in wadagadalkii Madaxweynaha Khaatumo Prof: Galeydh lagalay Somaliland aanu ahayn mid dadka reer Khastumo uu ku melatayey, wuxuuna Muuse Biixi oo dhowaan madaxweynaha Somaliland loo doortay u sheegay in uu ku soo dhoweynayo fikradiisii SNM, taasoo uu ula jeeday waxa ka dhexeeya SNM iyo Khaatumo inuu  yahay uun dagaal.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*