Daawo: Dagaalkii Dhexmaray Ciidamada Somaliland & Puntland & Baabuur La Gubay

Ad

Ad

Share

Laascaanood (Beerdhiga News)- Deegaanka Tukaraq oo dhaca dhanka bari ee magaalada Laascaanood ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.




Turakaq waxaa fadhiisin kulahaa ciidamada Puntland iyagoo halkaasi uu ahayd Kastam weyn, waxaana saaka weerarka ku qaaday kuwa Somaliland, ma jirto ilaa cid madax bsnnaan oo cadeysay khasaaraha rasmiga ee dagaalka ka dhashay marka laga reebo sheegashada guusha oo labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo ay kala sheeganayaan.

 

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*