Daawo: Faroole Kashifay in C/weli Gaas Ciidamadii Puntland ee Dagaalka Gobolka Sool Ku Jabay uu Hogaaminayey

Ad

Ad

Share

Garoowe (Beerdhiga News)- Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta shir uu ku qabtay garoowe wuxuu ku caddeeyey isla markaana ka shifay Ciidamada Majeerteen ee Puntland ee u hiilinaya beesha Cumar Maxamuud dagaalka u dhexeeya Beesha Bahararsame ee Dhulbahante.




Faroole ayaa si sarbeeb ah wax lagu xumaado ku tilmaamay in Cabdiweli Gaas oo madaxweyne sheeganaya uu beeshiisa u hiiliyo isagoo isticmaslaya ciidamadii Puntland, isla markaana dagaalka Burtinle ka hogaaminaya.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*