Daawo: Isimada Beelweynta Dhulbahante oo Ku Baaqday Dagaal Culus oo Ka Dhan ah Somaliland

Ad

Ad

Share

Laascaanood (Beerdhiga News)- Isimada dhaqanka Beelweynta Dhulbahante oo maanta shir ku yeeshay magaalada Buuro-wadal ayaa ku qaabay in Somaliland iyo wixii la socdaba lala galo dagaal culus.




Dhammaan beesha Dhulbahante ayey isimadu ugu baaqeen in ay dagaalka kasoo qaybgalaan oo Tiknikadooda keenaan jiida dagaalka ee deegaanka Turkaraq oo ay  hadda ku sugan yihiin ciidamo tiro badan oo dhulbahante ah, ku waasoo dagaal lageli doona Somaliland.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*