Daawo: Madaxweyne Daahir Riyaale ” Isaaq Ninkii Baray Doorashooyinka & Dimuqraadiyada Waa Anniga’

Ad

Ad

Share

Hargeysa (Beerdhiga News)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta magaalada Hargeysa kasoo degay, isaga oo kasoo kicitimay dalka Faransiiska.




Daahir riyaale ayaa sheegay in uu isagu ahaa ninkii dimuqraadiyada iyo doorashooyinkii ugu horeysay ee Somaliland si cadaalad ah uga dhaca uu isagu hirgaliyey.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*