Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Tababar usoo Xidhay Ciidamada Dowladda oo aad u Qalabaysan

Ad

Ad

Share

Muqdisho (Beerdhiga News)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya muddane Maxamed Cabdillaahi Faraamo ayaa tababar usoo xidhay boqolaal ciidan ah oo ka tirsan Askarta xooga dalka Soomaaliya.




Ciidamadan ayaa ah ku wii ugu horeeyey ee si heer caalami ah loogu tababaro dalka gudihiisa tan iyo burburkii dalka, waxaana lagu tababaray isla markaana lagu qalabeeyey saldhigga weyn ee ciidamada dowladda Soomaaliya ee ay dowladda Turkigu ka dhistay magaalada Muqdisho.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*