Daawo sawirrada: Weriye Salmaan Oo khudbad taariikhiya u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Turkiga.

Ad

Ad

Share

Weriyaha Soomaaliyeed ee lagu magacaabo weriye Salmaan Jamaal Siciid oo isagu in dhaweyd ba ku sugnaa dalka Turkiga ayaa ka khudbadeeyey madal kulmisay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Turkiga.

Weriya Salmaan ayaa u sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay yihiin dad walaalo ah oo  Diin, Daqan iyo af ba wadaaga, taasoo ay yar tahay shacab ama dal ay dadkiisu intaasoo dhan wadaagaan.

Waxaa uu weriye Salmaan Jamaal si cad hoos ta uga xariiqay, in ay shacabka Soomaaliyeed yihiin dad wanaagsan oo wadaniyiin ah isla markaana aysan jirin wax ay ku kala duwan yihiin, sidaa daraadeed ay yihiin dad aan si naba u kala maarmi karin.

 

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*