Daawo: Somaliland oo Ka Qaylisay Booqashadii Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka ee Gobolada Sool & Sanaag

Ad

Ad

Share

Hargeysa (Beerdhiga News)- Kulan ay maanta yeesheen golaha wasiirada Somaliland ayey si weyn uga qayliyeen Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya oo gobolka Sanaag yimi iyo hawada ay dowladda Soomaaliya la soo wareegtay.




Waxaa sidoo kale iyana ay sheegeen in qabyaalada ay odayaashu Tv-yada la fadhiyaan ay mamnuuc tahay, xili madaxweynaha Somaliland uu xilalka Maamulkiisa si qabyaaladaysan ugu safay qabiilada Jeegaanta la baxay.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*