Daawo: Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi oo Degmada Boocame ee G/Sool Lagu Soo Dhoweeyey

Ad

Ad

Share

Laascaanood (Beerdhiga News)- Wafti uu hogaaminayo ugaas Maxamuud ugaas Cabdilaahu Nuur ayaa lagu soo dhoweeyey degmada Boocame ee gobolka Sool.




Waftiga ugaaska ayaa kasoo kicitimay deegaanka Buuro-wadal oo dhowaan halkaas uu caleemo saarka ugaasku ka dhacay.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*