Daawo: Waxa kala qabsaday ciyaartii dhexmartay Real madrid & Barcelona

Ad

Ad

Share

Kooxda boqortooyada Real madrid iyo kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Barcelona ayaa is haleelay habeennimadii xalay ahayd, waxaana afka ciida loo daray kooxda boqortooyada Realmadrid, kadib markii laacib ka barcelona Messi uu goolkii dhimashada ka dhaliyey daqiiqaddii 93-aad.

Ciyaarta oo ahayd mid aan xamaasaddeeda la cabiri karin ayaa kusoo idlaatey Realmadrid 2:3 Barcelona. Haddaba halkan hoose ka daawo goolashii kala dhashay.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*