Daawo: Wiil Hargeysa Ku Nool oo Aan Dhar xidhan Kulka & Qabowguna uusan Karin

Ad

Ad

Share

Haegeysa (Beerdhiga News)- Wiil magaalada Hargeysa ku nool ayaa sheegay in uusan weligiis xidhan shaadh isla markaana uunan dareemin kulja iyo qabowga.




Wiilkan ayaa badanaaba lagu arkaa shaaracyada iyo wadooyinka waaweyn ee Hargeysa isaga oo baabuurta si mutadawacnimo ukala hagaya, isla markaana aan wadanin wax shaadh ah.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*