Daawo: Xaglotoosiye oo u quus gooyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Camey.

Ad

Ad

Share

Saleebaan Ciise Axmed (xaglotoosiye) oo ah wasiirka Caafimaadka maamulka Somaliland ayaa soo gaadhey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Imaanshiyihiisa ka dib Mr Xaglotoosiye oo la hadlayey saxaafadda ayaa sheegay, in Buuhoodle iyo Garoonkeeda diyaaradduhaba cidda imaaneysa aysan wax oggolaansho ah uga baahneyn maamulka puntland. Hadalka xagta toosiye ayaa jawaab u ahaa hadal uu hore saxaafadda uga sii daayey Cabdixakiim Camey oo ah madaxweyne ku xigeenka puntland.

Halkan hoose ka daawo jawaabtii uu Xaglotoosiye siiyey Cabdixakiim Cumar Camey.

 

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*