Dagaal Culus oo Gaalkacyo Maanta Ka Qarxay Kadib imaatinkii Cabdi Weli Gaas

Ad

Ad

Share

Gaalkacyo (Beerdhiga News)-  http://caindiainfo.com/?q=viagra-cheapest-prices Dagaal ayaa maanta ka qarxay suuqa Gaalkacyo, dagaalkan maanta qarxay ayaa u dhexeeyey ganacsato kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, wuxuuna dagaalku socday muddo saacad ah.




Inta xaqiijiyey dagaalka  hal qof ayaa ku dhintay ilaa saddex kalena dhaawac ayaa kasoo gaadhay, wuxuuna dagaalkani kusoo aadey xilli uu maalmo uun ka hor uu yimi magaalada Gaalkacyo madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*