DEG-DEG DAAWO: Faroole oo Si Xun u Caayey Madaxweyne Gaas Baaqna u Diray Somaliland & Muuse Biixi

Ad

Ad

Share

Garoowe (Beerdhiga News)- Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta si xun u caayey madaxweynaha Puntland ee Cabdiweli Gaas, wuxuuna sidoo kale dhaliilay gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe.




Faroole ayaa si cad u sheegay in tola’ayeey aaney Puntland iyo Somaliland isku laynayn, isaguna uu yahay labada dhinac ba, wuxuuna Muuse Biixi ugu baaqay in Ciidankiisu uu kala noqdo aagga Tukaraq oo aaney hore u joogin.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*