DEG-DEG: Trump oo hadda ku Dhawaaqay inay Qudus Tahay Caasimada Israa’iil

Ad

Ad

Share

New York (Beerdhiga News)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Trump ayaa hadda ku dhawaaqay in uu caasimada Israa’iil u aqoonsaday magaalada Qudus.




Mr Trump ayaa sheegay in mafaxweyayaashii Mareykanka ahaa ee ka horeeyey ay ku guul dareysteen in ay iyagu caasaimada Israa’iil u awoonsadaan Qudus laakiin uu isagu ku guuleystay taas, isla marksana uu safaarada Mareykanka u rari doono Qudus.




Wadamada Muslimiinta ah iyo wadamo kale oo caalamka ayaa arrinkan iyagu mar horeba muujiyey inay kasoo horjeedaan, waaana madaxweyne Turkigu uu ahaa mis isagu si cad mar horeba ugu dhawaaqay inuu kasoo horjeedo in Qudus oo dhul Falastiiniyiintu leeyihiin ay caasimad Israa’iil u noqoto.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*