DEGDEG DAAWO: Guriga Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Cuqubo Darteed u Gubtay

Ad

Ad

Share

Hargeysa (Beerdhiga News)- Wasiirka uu waqtigiisu dhammaaday ee madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta gurigiisu dab qabsaday, sababta uu gurigu u gubtay ma cadda, laakiin waxaa la sheegayaa in musuqmaasuq baahssn iyo ku takri fal awoodeed ay wasiirka caado u ahayd intii uu xilka hayey.




Warbaahintii isku dayday inay maanta warkaas duubto ayaa dhammaantood qalabkii laga qaaday, xitaa Mobile-lada gacanta waxaa xoog kula wareegay ciidamada madaxtooyada Somaliland, ku waasoo aan oggolayn in duubo guriga wasiirka oo gubsnaya.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*