DEGDEG DAAWO: Siilaanyo oo Durba Madaxtooyadii Muuse Biixi Dartii uga Guuray & Sabsbta?

Ad

Ad

Share

Hargeysa (Beerdhiga News)- Axmed Siilaanyo madaxweynaha Somaliland ee muddo xileedkiisii uu gagaabsiga yahay ayaa guud ahaanba ka guurey xarunta madaxtooyada Somaliland.




Sababta uu durba uga guurey Siilaanyo isaga oo aan xil wareejintii sameyn ayaa la sheegay in ay tahay Muuse Biixi oo culays badan saaray maadaama uu aroor iyo habeenba Muuse madaxtooyada joogo isaga oo aan xilkii weli la wareegin.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*