Dhegoyso: Ahlu Suna Wal Jamaaca oo Gal-Mudug Ku xidhay Shuruuddo Culus.

Ad

Ad

Share

Waxaa indhoweydba ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku hawlanayad sidii ay u wada hadashiin lahayd maamulka Ahluna Suna Wal Jamaaca iyo Maamulka Gal-Mudug, si xal loogu helo in maamul loodhan yahayay laga dhiso gobollada dhexe ee dalka.

Hayeeshee waxaa soo baxaya warrar sheegaya in aan ilaa hadda lagu guuleysan dhexdhexaadintaas ay dowladdu wado, ka dib markii ay Ahluna Wal Jamaaca ay miiska soo saareen shuruuddo ad adag oo ku ay xidheen maamulka Gal-Mudug.

Waa kan Xildhibaan Bile Salaad Diini oo ka hadlaya shuruuddahaas ay Ahluna Wal Jamaaca ku xidhay maamulka Gal-Mudug.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*