Dr.Maxamed Jaamac Oo Ku Geeriyooday Talyaaniga.

Ad

Ad

Share

Roma ( Beerdhiga News) http://candacenkoth.com/?q=how-much-does-viagra-cost-per-pill-at-walmart – Waxaa wadanka Talyaaniga geeridii ugu timid Aun Dr.Maxamed Jaamac, oo kamid ahaa dhakhaatiirta Soomaalida kuwa ugu caansan.

Dr.Maxamed Jaamac oo fadhigiisu ahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ahaa dhakhtar ku takhasusay daaweynta neerfaha, waxaana dadka bukaanka ahi uga kala imaan jireen guud ahaan Soomaaliya.

Dhakhtarka ayaa la sheegay inuu beryahanba aad ugu xanuunsanaa dalka Talyaaniga, iyadoo ay geeridiisa  u xaqiijiyeen warbaahinta qaar kamida eheladiisa.

Bahda beerdhiga oo isku duuban waxay tacsi udiraysa dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuumku waxaana leenahay allah samir iyo imaan ha inaga siiyo isagana janadii haku arsaaqo.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*