Fanaan Soomaaliyeed oo Caan ah ayaa ku Dhawaaqay in uu Fanka Ka Baxay Isaga oo jooga Xaramka

Ad

Ad

Share

Makka (Beerdhiga News)- Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Cabdikariim Maxamed (Axmed Biif) ayaa waxa uu sheegay in uu guud ahaanba ka baxay Fanka, iyo hawlihiishaba, isla markaana uu Alle u toobad keenay, isaga oo ummada islaamka ka codsaday inay usoo duceeyaan.




Axmed Biif ayaa sheegay in uu rajeynayo in Alle ka aqbalo toobad keenkiisa, wuxuuna ballan qaaday in uu noqon doono Sheekh diinta Alle ka shaqeeya.




Axmed Biif ayaa waxa uu sidaasi u sheegay, isaga oo ku sugan masaajidka barakeysan ee Xaramka Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi) oo kamid ah culimada magaalada Hargeysa iyo sidoo kale Barkhad Jaamac Batuun oo ah xoghayaha caddaaladda xisbiga Waddani.

X/Q Mowliid Ismaaciil.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*