Golaha Dowlad Goboleedyada oo War Kasoo Saarey Kuraastii Baarlaamaanka Soomaaliya ee La Hakiyey

Ad

Ad

Share

Muqdisho (Beerdhiga News)- Golaha ay ku midaysan yihiin dowlad goboleedyada Soomaaliya ee ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saarey qaar ka mid ah kuraasta Bastlamaanka Soomaaliya.




Kuraasta ay warka kasoo saareen dowlad goboleedyadu ayaa ahaa ku raas ay maxkamadda sare ee Soomaaliya ay hore u hakisay, isla markaana ay amartay in doorashooyinkooda la qabto kuraastaas.

 

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*