Hanjabaad Iska Soo Daba Dhacaysa Iyo Gebre…

Ad

Ad

Share

War goor dhow soo baxay ayaa sheegaya in loo hanjabay qaar ka mid idaacadaha iyo website yada ugu afdheer, eek a howl gala Mogadishu, ka dib markii la faafiyay warbixin lagu daabacay barta twitter ka uu ku leeyahay Jeneraal Gebra.

Warbaahinta ayaa lagu amray inay ka saran warbixinta ku saabsan Jen Gebre, iyagoo qaarkood ka saareen, qaarna ay ka biyo diideen arintaas hanjabaada ah.

Hanjabaadaha ayaa laga soo gudbiyay qadka telefoonada, isagoo codka hanjabayay uu soomaali ahaa.

 

Warbixinta la daabacay ayaa lagu sheegay in Gebre uu aad uga carooday talaabada uu qaaday M/W Farmaajo oo gudaha garoonka Baydhabo banaanka uga saaray ciidamada Ethiopianka.

 

 

Twitter ka qoraalka lagu qoray ee cadhada keenay
Twitter ka qoraalka lagu qoray ee cadhada keenay

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*