Manchester United oo Muddo Hal Sanno ah Hanatay 4 Koob

Ad

Ad

Share

Stockholm (Beerdhiga News)- Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa habeennimadii xalay ahayd ku guuleysatay koobka heerka labaad ee kooxaha yurub “Europa League” ka dib markii ay 2:0 afka ciida ugu dartay kooxda Ajax oo ay garoon ku yaalla caasimada Sweden kuwada ciyaarayeen ciyaartii kama dambeysta ahayd ee koobkaas.

Koobkan ay xalay Man Utd ku guuleystay ayaa ka dhigan in Champions League ay madax madax isugu tuuri doonto ka qayb galkiisa, dhanka kale koobkan ayaa ah kii 4-aad ee Manchester hanato xili ciyaareedka 2016-2017.

Koobabka ay Msnchester Soo hoysay xili ciyaareedka 2016-2017.
1. Fa Cup
2. Comunityshield
3. Carling Cup
4. Uefa Europe League

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*