Muuse Biixi oo Maanta Laaluushkii ugu Badnaa u Qaybiyey Guddidii Doorashooyinka

Ad

Ad

Share

Hargeysa (Beerdhiga News)- Muuse Biixi Cabdi (Muuse Shaani) ayaa maanta isugu yeedhay guddidii doorashooyinka Somaliland ee ugu shubtay codkii uu kusoo baxay, sababta ugu weyn ee uu guddida ugu yeedhay ayaa lagu sheegay in ahayd abaal gud (lacag laaluush ah).




Inkasta oo aan si dhab ah loo ogeyn caddadka lacagta laaluush ka ah ee uu maanta muuse biixi qaybiyey ayaa haddana wararka soo baxaya waxa ay tibaaxayaan in xubin walba oo guddida doorashooyinka ka tirsan ay heshay laaluush dhan $500,000.




Waxaana maanta soo xaadiray oo lacagtaa  qaatay 6 xubnood oo ka tirsan guddida doorashooyinka Somaliland, waxaa keliya oo kullankaa ka maqnaa hal xubin oo ah haweenay, taasoo sida la sheegay ka dhego adaygtay in ay maanta laaluushkaa qaadato.

 

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*