Wasiirka Caafimaadka Soomaaliland Oo Booqday Cusbitaalka Laascaanood.

Ad

Ad

Share

Laascaanood ( Beerdhiga News)-

wasiirka caafimaadka Soomaaliland Dr.Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglotoosiye) ayaa booqday cusbitaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.




Masuuliyiinta caafimaadka ayaa warbixin siiyey wasiirka waxayna ka warbixiyeen hawlaha cusbitaalka iyo dhisme wasaaradu ku kordhisay cusbitaalka.

ad

Ad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*